Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Maxamedjeyte on November 12, 2015, 05:25:45 PM

Title: Su'aal: Siduu u shaqeeyaa wadnuhu?
Post by: Maxamedjeyte on November 12, 2015, 05:25:45 PM
walaala yal waxan ahay arday barto culuumta cfimadka marka maregaan maleyahay qeyb loga hadlo cashiro quseya cfmdka.
Hadii uujirana wxan rabaa in su aalshaal jbwaan uhelo
Side uu ushaqeyo wadnuhu. ama cardiovascular systen
mhdsanidiin.
Title: Re: Su'aal: Siduu u shaqeeyaa wadnuhu?
Post by: SomaliDoc on December 05, 2015, 11:54:44 AM
Waa qeyb aad u muhiim ah, waxayna ku haboon tahay in ardayda caafimaadka laftirkooda ay is dhaafsadaan aqoontaas oo ay luqada afsoomaaliga ku sharxaan maadooyinka muhiimka ah u ah sida Physiology-ga, Anatomy-ga iyo Biochemistry-ga intaba.
Haddii aan su'aalo iyo jawaabo aan u badalano ma ahan wax dhamaan karo, laakiin waxaa mustaqbalka ku fakaraynaa in aan helno dhakhaatiir duubto videos ku baxa luqada af-soomaaliga oo sharxaya maadooyinkaas.
Arday badane aad ayay uga faa'idaysan doonaan ayaan filayaa insha'llah.