Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Shaakir999 on November 13, 2015, 09:07:15 PM

Title: Su'aal: Maxaa keena xubinta taranku inay qalloocsanto?
Post by: Shaakir999 on November 13, 2015, 09:07:15 PM
Maxaa keena xubinta taranku inay qalloocsanto, maxaase lagu daawayn karaa,
jawaab waafiya iyo warbixin faaffaahsan iga siiya wll arintaas waxay dhakhatirtu ka yidhahden.
Waana mahadsantihin
Title: Re: Su'aal: Maxaa keena xubinta taranku inay qalloocsanto?
Post by: SomaliDoc on December 05, 2015, 11:47:59 AM
Horay ayaan uga jawaabnay su'aashaas ee halkaan ka akhriso: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,5695.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,5695.0.html)