Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Ahmedsahal on December 04, 2015, 11:14:47 AM

Title: Su'aalo: Nabro yar yar oo afka ku sita wax yar oo cad?
Post by: Ahmedsahal on December 04, 2015, 11:14:47 AM
Asc waxaan rabaa doctor in wax layga fahan siiyo waxan isku arkay nabro yar yar oo afka ku sita wax yar oo kusan misana cad makan riixo ama?majiijiyo ? an kaso saro wixi ku jiray saad  xunun baa darema meeshna way bararee. Waxan rajayna tallo wacan Insh allh


Thnks doctors
Title: Re: Su'aalo: Nabro yar yar oo afka ku sita wax yar oo cad?
Post by: SomaliDoc on December 05, 2015, 01:33:34 PM
Nabrahaas halkee ku yaallaan? ma wajigaa mise meel kale?
Title: Re: Su'aalo: Nabro yar yar oo afka ku sita wax yar oo cad?
Post by: Ahmedsahal on December 06, 2015, 05:28:43 AM
Waxay ku yalaan badanaa wijiga iyo duudka ama?dhabarka?
Title: Re: Su'aalo: Nabro yar yar oo afka ku sita wax yar oo cad?
Post by: SomaliDoc on December 12, 2015, 08:16:17 PM
Nabarada aad tilmaantay waa nooc ka mid ah findoobka ee halkaan ka akhriso qoraal ku saabsan: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,2102.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,2102.0.html)