Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Fatxiya1 on December 16, 2015, 04:10:59 PM

Title: Su'aal: Caada haweynka ?
Post by: Fatxiya1 on December 16, 2015, 04:10:59 PM
asc
   hadii eysan caadada ku iman waqtigeeda tusaale bil waxee ku imaneysa 25bari kadib bisha ku xigta 30bari kadib bisha kusii xigta 27bari kadib maxaa keena in aysan isku waqti iman? maxaana lagu daweyn kara

caadada oo eyla socoto xinjiro waaweyn idana maxaa keena?
 

       mahadsanidiin
Title: Re: Su'aal: Caada haweynka ?
Post by: SomaliDoc on December 18, 2015, 08:39:23 PM
Akhriso caado wareerka waxa keeno iyo waxa lagu daaweeyo: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,2145.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,2145.0.html)
Akhriso waxa keeno caadada badan ama xinjirooyinka wadato: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,4157.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,4157.0.html)
Akhriso qoraal kale oo ku saabsan xanuunka caadada: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,2154.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,2154.0.html)