Somali Medical Forums
Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Asma Ismail on December 16, 2015, 01:18:03 PM
-
Waxaan dareemaa wareer iyo neftuur badan marka an socod bilaabo?
ilaa tali doctor
-
Asma, da'daadu waa imisa? miisaankaagu waa imisa?
Wax xanuuno aad isku ogtahay ama daawo aad ka qaaatid miyaa jira sida dhiigkar, sonkor, thyroid, kolestarool, cudur sambab ama wadna xanuun?
Haddii aadan intaa isku ogeyn waa in aad dhakhtar la xiriirtaa si laguu baaro.