Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Ashom on December 20, 2015, 09:52:24 PM

Title: Su'aal: Dhuunta farjiga ayaa i xanuunto?
Post by: Ashom on December 20, 2015, 09:52:24 PM
2 maal mood ayaa waxaa is ku arkooyaa in kaadi mareen Ka (dhuunta) guska ee I xanuunto meesha hoose ilaa afka (tubada dhan) xiligaan kaadsho xanuuna maahan in aan daliigo eerabtaa oo cun cun cml waaye cabaar kadibna ok noqonee
Waa mxaay Ka dhihi karaa somalidoc
Thanks
Title: Re: Su'aal: Dhuunta farjiga ayaa i xanuunto?
Post by: SomaliDoc on December 23, 2015, 12:14:48 PM
Waa nooc ka mid ah infekshanka ku dhaco ibta ee loo yaqaano "urethritis" ee fadlan la xiriir dhakhtar si kaadida lagaaga baaro iyo haddii ay jiraan xanuuno kale oo galmada laga qaado.
Title: Re: Su'aal: Dhuunta farjiga ayaa i xanuunto?
Post by: Ashom on December 23, 2015, 09:04:44 PM
Thank you very much somdoc
.cudur kaan mxoo halis leeyahay
QatarTiisa mxeey la'egtahay
Title: Re: Su'aal: Dhuunta farjiga ayaa i xanuunto?
Post by: SomaliDoc on January 11, 2016, 03:24:43 PM
Haddii aaan la daawayn wuxuu keenaa xanuun kale oo loo yaqaano "urethral stricture"  oo ah in dhuunta aad u caabuqdo, kadibne cariiri noqoto oo kaadida soo bixi wayso.