Somali Medical Forums
Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Saacid64 on December 21, 2015, 02:08:43 PM
-
a/c walalayaan waxaan idin weydiinaa cilad iga heysta makaan u tagayo xaaskeyga badanaa waxaa igu dhacday markuu guska ii kaco inta aan u raaxeynaayo wax yar ka dib wuu iga damaa hadanan gudaha markiiba u galinin cilaas aya isku arkay mudo 5 saco ah dadeydu waa 32jir waxan guursaday 2005
-
Saacid, halkaan ka akhriso waxa keeni karo kacsi la'aanta iyo hami yarida: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,625.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,625.0.html)
-
waad mahadsantihiin 100% jazaka llaah kheyr waxsana ileyk