Somali Medical Forums
Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Josof on December 30, 2015, 08:52:28 PM
-
Asc Waxaad Dhakhtar Sharaxaad iga Siisaa Astaamaha ay Haweenaydu ku ogaan karto/ama lagu ogaan Karo in Tuunbooyinka Makaanka/ Ilmo Galeenku Xidhmaan?
Waad Mahadsan Tihiin
-
Fadlan faahfaahin su'aashaada, ma waxaa ka hadlaysaa tubooyinka inay xiran yihiin sida lagu ogaado?
Misa afka minka goorka uu furmo iyo markuu xiran yahay?