Somali Medical Forums
Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Maryan Bintu Yaasiin on January 01, 2016, 04:33:34 PM
-
Asc wll waxn ahy mamo xanuunsan okacaba naysa luga cadurka la dhahoo xidi dada luga kala gooys yada waxn jooga buntland gar ahn bosaso dhakhaatiir badn wan utegay xanuun kaa dartii adyban ubur buran yihiin tuuboyin ayd mooda adbayna ixanuunan haldhakhtar aya iyiri waqaliin xanuun kan marka wall idinkoo raali ah isoojawaba wixii tala siin ah alaha idin xifdiyo wcs
-
Waxaan rabaa in aad kala soocdid labada xanuun ee aad isku qastay, cinwaanka su'aashaada iyo su'aasha sidaa u dhigtay isku cudur ma ahan.
Ma wax baaritaan miyaa lagugu sameeyay oo laguu sheegay in xinjir fadhiso xidida lugaha? Mise adigaa iska qiyaastay?
Maxaa yeelay xinjiroobista waa xanuun ka duwan bararka iyo kuuskuuska ay xididada yeeshaan khaasatan waxay bilaabmaan uurka ka dib, haddii ay hooyadu dhowr da' dhashay ama ay xambaarsanayd uurjiif culus ama mataano way ka sii daran tahay.
Fadlana soo faahfaahi xanuunkaaga, kadib ayaan warbixin dheeraad ah ku siin karaa.