Somali Medical Forums
Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Wiil.Soomaliyeed on January 06, 2016, 09:17:22 AM
-
Waxaan Samaynayay 3sano Siikesiga
waxaan Kala Kulmay Kacsi Beel Ama Hamo Li'i
Kaadi Isbadal midab Cadaan iyo Hurud isku Jira
waxay Arintas igu Dhacday Habeen Aan Falka Sameeyay Waxaan Raba Tallo Dhakhtar
-
Ka akhriso halkaan dhibaatooyinka laga dhaxlo siigeysiga iyo waxyaabaha lagu la tacaalo: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,2209.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,2209.0.html)