Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Axlaam on January 07, 2016, 08:09:24 PM

Title: Su'aal: Marka kacasan yihiin ESR?
Post by: Axlaam on January 07, 2016, 08:09:24 PM
Asc waxan qabaa suaal.ku saabsan marka kacasan yihiin ESR  ama wax lo yaqaan  Erythrocyte sedimentation rate (ESR) ee u maryo 80mm/1hr waxa xanuuna usan qabin qofku ka ahayna daal jidhka ah   faahfaahin ma.iga siin kartaa idanka mahadsan
Title: Re: Su'aal: Marka kacasan yihiin ESR?
Post by: SomaliDoc on January 09, 2016, 03:22:43 PM
Horay ayaan uga jawaabnay su'aal tanoo kale ah ee halkaan ka akhriso waxa ESR uu yahay iyo waxyaabaha kiciyo intaba: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,6001.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,6001.0.html)
Title: Re: Su'aal: Marka kacasan yihiin ESR?
Post by: Axlaam on January 09, 2016, 10:33:10 PM
Aad u mahad santihiin jazakaallahum khayr   waxaan isku dayi doona in dr la xidhiidho si baadhisa dheeradd an u sameeyo