Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Jaamac123 on January 10, 2016, 11:37:15 PM

Title: Su'aal: Maxaa lagu daaweeyaa xajiin ama xasaasiyada?
Post by: Jaamac123 on January 10, 2016, 11:37:15 PM
Asc somalidocts wxaan qof maxaa lagu daaweeyaa xajiin ama xaasiyada oo qofka iyo dildilaaca  cagaha iyo meelaha jiljilcsan oo keenaya nabaro bushbushka
Title: Re: Su'aal: Maxaa lagu daaweeyaa xajiin ama xasaasiyada?
Post by: SomaliDoc on January 18, 2016, 01:15:23 PM
Fadlan qoraalkaan ka akhriso xajiinta iyo sida loo daaweeyo: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,532.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,532.0.html)
Waxaa kaloo akhrisataa alarjiga halista ah qoraal ku saabsan: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,2223.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,2223.0.html)
Xajiinta gacmaha: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,1091.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,1091.0.html)