Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Ashom on January 12, 2016, 03:12:59 PM

Title: Su'aal: Waa maxay faa'idada cunista Jarjar-ka?
Post by: Ashom on January 12, 2016, 03:12:59 PM
Waad mahadsantahiin somalidoc.com
Waa maxaay faa'idada cunis ta jar jar Ka ama seedaha oo aana jiir ama baruurta aheeyn
Thanks
Title: Re: Su'aal: Waa maxay faa'idada cunista Jarjar-ka?
Post by: SomaliDoc on January 18, 2016, 03:00:54 PM
Seedaha waxaa aad ugu badan protein-ka khaas ahaan nooca loo yaqaano "Collagen" waana proteinka ugu badan jirka, haddii aad cunto waxaad ka faa'idaysaa borotiin badan, ma lahan wax dufan ama karbohydrates.
Faa'ido wuu leeyahay.