Somali Medical Forums
Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Sahnuunyar on January 13, 2016, 04:36:39 AM
-
Asc dhmaan doctorska waqtigoda muhiimka galiyay ushaqeynta bulshadoda. su'asha aan qabo waxeey tahay, waxan isku arkay nabro cagta dhexdoda iga soo baxay kadib markan research sameyay waxan soo helay cudurka ihayo magacisa waxa afka english lagu yirahdo sababto ah manan u helin eray bixin somali ah waxana ladhaha verruca. cudurkaan waxan isku arkay mudo hal sano ah, si saa'id ahna waan u wal wal qabay. Habada doctorska sharafta lahow maxa sababa cudurka kow? sideesa lagu daweyn kara. wixii talo iyo tusalo ah ila wadaga fadlan.
FG: sawiro aan ka qaday cirbaheyga waan u diray Dr mahdi anigoo u marsiyay facebook please ckeck them :D
-
"Verruca" waa honqorta faafta ee cagta ku dhacdo, horay ayaan uga hadalnay waxaa kaloo la dhahaa "plantar warts", ka kahriso halkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,5637.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,5637.0.html)
Sawirka aad soo dirtay weli ma aanan arag, laakiin qoraalka aan kuu tilmaamay sawir ayaa la socdo ee bal fiiri.