Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Amen010 on January 15, 2016, 03:28:28 PM

Title: Su'aal: Waxaa jirta in labada xiniinyood ay kala yaraadan?
Post by: Amen010 on January 15, 2016, 03:28:28 PM
Asc dr wxn jeclaa inaan ku waydiyo su'aal ku saabsan labada xiniinyood
Waxaa jirta in ay labadu kala yaraadan maadaama aya ta bidix ku taal ay yartahay sidaa awgeed ayna leedahay xidido isku urursan xanuun iguma hayso se lkn maxaad ku tilmaami kartaa inay tahay
Title: Re: Su'aal: Waxaa jirta in labada xiniinyood ay kala yaraadan?
Post by: SomaliDoc on January 21, 2016, 02:01:02 PM
Xanuunkaan waxaa loo yaqaanaa "Varicocele" ee ka akhriso halkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,3852.msg11456.html#msg11456 (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,3852.msg11456.html#msg11456)
Title: Re: Su'aal: Waxaa jirta in labada xiniinyood ay kala yaraadan?
Post by: Amen010 on January 24, 2016, 12:11:02 PM
Waad mahadsanthy DR sida fiican ee aad nooga jawaabtaan codsigayaga
Dr waxaa jirta sidoo kale habenkii markaan seexdo iyo maalintii markaan soo jeedo inaan dareemo heerka kacsi inaanay 100% waxba u hadhsanayn macnhii hadii aan maqlo hal eray oo ku saabsan SEXUAL dareenkaygu waa lama filaan
Mida kale hadii naxo anoo mararka qaar naxdinta biyaha shahwadu naxdin awgeed way iga imaadan
Dr su'aalahaa fadlan iiga jawaab adoo raaliya waxaa keena haday xanuuno yihiin
Baraakalaahu wa axsanallahu ileyk
Title: Re: Su'aal: Waxaa jirta in labada xiniinyood ay kala yaraadan?
Post by: SomaliDoc on February 02, 2016, 02:41:59 PM
Waa dabiici in aad sidaa dareento, dadka ilaahay isku dareen kama dhigin.
Waxaa kaloo dabiici ah in markii aad dhaxdid aad biyo-baxdid sida aan hadda ka horba uga soo hadalnay, akhriso halkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,5774.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,5774.0.html)