Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Mohamed Abdi Naasir Ali on January 17, 2016, 12:49:25 PM

Title: Su'aal: Galmada iyo Uurka?
Post by: Mohamed Abdi Naasir Ali on January 17, 2016, 12:49:25 PM
asc somalidoc waad salaamantihin ugu horeyn waan idin mahad celinayaa hadaan uguda galo suasheydaa waaa;-

xaaskeyga ayaan isku dhib qabnaaa o dhawaan baan is guursanay waxayna aad ugu cabanesaa shahwadeyda o aad ugubta ku  noqoto sida in bis baas lagu shubay, mana fadhin karto iney suuliga ucararto mooyee maxay noqon kartaa dhibkaa?

waxaan kalo rabaa marki ay kulmaan ukunta iyo sperm ka naagta mudo inte la eg ayay qaadane iney dareento iney uur qaaday o ay daremaheda is badali karaaan?
Title: Re: Su'aal: Galmada iyo Uurka?
Post by: SomaliDoc on January 23, 2016, 12:59:34 PM
Su'aasha koowaad jawaabteeda ka akhriso halkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,5792.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,5792.0.html)
Su'aasha labaadne jawaabteeda ka akhriso halkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,5839.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,5839.0.html)