Somali Medical Forums
Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Iraado Macalin on January 20, 2016, 01:25:59 PM
-
Asc docs waxaa in mudaha i xanuunaya Jilbaha ama ruugaga waxaan ka yeera dhawaaq la maqlo hadaba maxaa keena
-
Xanuun aad ka dareento kalagoyska jilibka ma ahan wax murqaha la xiriiro haddii aad leedahay shanqar, xanuun daqnasho leh markaa dhaqaaqdo ama kalagoyska aad dhaqdhaqaajiso, waxaana keeni karo xanuun kalagoyska ku dhaca noocuu rabo ha noqdo, ama cillad lafaha, seedaha ama ruugagga ah.
Xanuun roomaatiisam ama riix ah ama cillad dhareerka kala goyska ku jiro.
Lafo beel ama maadada kalsiyamta ama fitamiin d-ga oo ku gu yar.
Sidaa darteed waxaad u baahan tahay in lagugu sameeyo baaritaano lagu kala hubsanaayo xanuunadaas.
Halkaan ka akhriso qoraallo ku saabsan jilba xanuunka iyo kla goysyada, si aad fikrad uga qaadato.
1- RIIXA: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,2190.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,2190.0.html)
2- XUBNO-XANUUN: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,403.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,403.0.html)
3- JILBO-XANUUN: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,3654.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,3654.0.html)
4- FIBROMYALIGA: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,2543.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,2543.0.html)
5- DHABAR-XANUUN: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,588.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,588.0.html)
6- LAFOBEEL: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,2132.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,2132.0.html)
7- MURQO-XANUUN: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,1436.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,1436.0.html)
Fadlan la xiriir dhakhtar guud si loo ogaado cillada waxa ay tahay.