Somali Medical Forums
Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Bibaaye on January 21, 2016, 09:35:11 PM
-
Asc maxa kena xaniya xanunka iyada oo shawho ay so racdo kadida thanks
-
Shahwada ama biyaha ka dambeeyo kaadida waxaad ka akhrisataa jawaabteed halkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,3664.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,3664.0.html)
Midda xaniinyo xanuunkane way isla xiriiri karaan ee iska fiiri cudurrada ku qoran jawaabta kore ee aan kuu tilmaamay.