Somali Medical Forums
Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Rashiiidaawi on January 23, 2016, 05:15:15 PM
-
asc dr maxaaa babaasiirta sideese lagu daweynkaraaaa
-
Mahadsanid, Fadlan halkaan ka aqriso, jawaabta su'aashaada.
Baabasiir (Haemorrhoids)
http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,891.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,891.0.html)
-
Asc, Waan idin salamay dhamĂ an Dhaqatirta iyo inta ku xiran page kan.
De. Waxaan qabaa 1 dhib oo ku saabsan xaga waxbarashada taas oo ah xifdin la'aan ama cashirada wax xasuus ah uma lihi ilaa iyo hada ee Dr. Maxaa keeni karo ?
Waad Mahadsan tahay. Jazakumullah qeyr.
-
Ka akhriso halkaan waxa keeno ilowshaha ama hilmaanka: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,5687.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,5687.0.html)