Somali Medical Forums
Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Xaliimo on January 25, 2016, 02:40:55 PM
-
Asc wll waxan ahay hooyo lagu qaley ilmaha hadan rabo inan iska ilaali uur o an anan qadan wax dawo ah sida irbada iyo kaninka sebaan iskaga ilalin kara anoo wax dawo ah cunin?
-
Halkaan ka akhriso siyaabaha aad uurka uga hortagi kartid: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,5840.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,5840.0.html)