Somali Medical Forums
Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Khadar Ahmed on January 26, 2016, 07:18:33 AM
-
wad salaamantihiin dhammaan Bahda somalidoc.com,Su'aasha 2aad een dr waydiinaya waxay tahy,Cilad ihaysata oo ah timaha timuhu way idaatan markaan feedhanayo qolkii tinba buxisay marka maxa sababay maxase xal ah ? WAD MAHAD SANTAHY DR.
-
Halkaan ka akhriso waxa keeno in timuhu daataan: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,687.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,687.0.html)