Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Bibaaye on January 26, 2016, 04:00:53 PM

Title: Su'aal: Sokorta kacda?
Post by: Bibaaye on January 26, 2016, 04:00:53 PM
Maxa lagu dajiyaa sokorta oo kacda
Title: Re: Su'aal: Sokorta kacda?
Post by: SomaliDoc on February 02, 2016, 03:38:46 PM
Sokorta inta aan la dajin ka hor waxaa la fiiriyaa heerka ay gaarsiisan tahay iyo waxyaabo kale oo badan, kadib ayay noqon kartaa daawo, jimicsi ama cuntada oo la habeeyo.
Akhriso qoraal faahfaahsan oo ku saabsan sokorta: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,1145.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,1145.0.html)