Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Jibrilshire on January 27, 2016, 08:54:09 AM

Title: Su'aal: Indhaha qaybta CAD mala cadayn karaa????
Post by: Jibrilshire on January 27, 2016, 08:54:09 AM
Asc. Dhammaantiin.  Waxan qabaa su aal waxan raba inan waydiyo dhakhaatiirta mala cadayn karaa  indhaha qaybta CAD haday gaduud ku jirto. markan hurdada kasoo toosana way gaduudan yihiin .  Mahadsanid
Title: Re: Su'aal: Indhaha qaybta CAD mala cadayn karaa????
Post by: SomaliDoc on February 02, 2016, 03:42:31 PM
Maya lama caddayn karo, dadka qaarne in indhaha meesha cad ay midab gaduud xigeen ah, boorboor camal ama kafey khafiif ah intaba way noqotaa si dabiici ah.
Haddii aad indhaha ka xanuusanaysid fadlan dhakhtar indhaha la xiriir.