Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Farhan Farah Ali on January 28, 2016, 11:55:07 PM

Title: Su'aal: Xanuuunka dhego cuslaanta?
Post by: Farhan Farah Ali on January 28, 2016, 11:55:07 PM
Asc dhamaantiin khyr alle haydin siiyee waxan xanuunsanayey muddo 8sano ah ilahay baa caafimaadka bixiyee waxa igu dhacay xanuuunka dhego cuslaanta maqalku waa diciif telephone ma maqlo lkn hadalada qaarna waan maqlaa qaarna ma maqlo dheguhu wey guuxayeen sideeda sanno  walalayaal sidoo kale canjaha cunaha ayaa soo baxay sabab aanan garanayn maxad igula talin lahaydeen  khyr alle haydinku amaal mariyee ,? Mahadsanid
Title: Re: Su'aal: Xanuuunka dhego cuslaanta?
Post by: SomaliDoc on February 06, 2016, 03:56:18 PM
Akhriso jawaab aan ka bixinay su'aashaan oo kale: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,5742.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,5742.0.html)
Waxaa kaloo akhrisataa waxa keeni karo maqal la'aanta: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,417.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,417.0.html)