Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Mo Digdig on January 30, 2016, 09:37:41 PM

Title: Su'aal: Waa maxay kaankaro?
Post by: Mo Digdig on January 30, 2016, 09:37:41 PM


waa maxay kaankaro? maxaa keena? mala daaweyn karaa?
Title: Re: Su'aal: Waa maxay kaankaro?
Post by: SomaliDoc on February 06, 2016, 04:22:01 PM
Xanuunka kaankarada ama kansarka horay ayaa uga hadalnay ee ka akhriso qoraalladaan:
1- Waa maxay kansar: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,484.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,484.0.html)
2- Maxaa lagu gartaa kansarka: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,1073.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,1073.0.html)