Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Abu-ayub on January 31, 2016, 03:07:10 AM

Title: Su'aal: Xiniinyo kala dheer?
Post by: Abu-ayub on January 31, 2016, 03:07:10 AM
Asc aad bad u mahadsan tihiin bahda Somalidoc.com waxan qabaa su'aal caafimaad waxana sisharaleh idinkaga codsanayaa inaad iiga jawaabtaan.
Su'ashaydu waxay tahay. "Waxan isku arkaa marmarka qaar labadayda xaniinyoo oo kala dheer siiba midda bidix oo kadheer tan midig wax xanuun ahna ma dareemo hadaba ma dhibato caafimaad baa mise waa iska caadi arrin taas iiga jawaaba.
mahadsanidiin
Title: Re: Su'aal: Xiniinyo kala dheer?
Post by: SomaliDoc on February 08, 2016, 03:01:55 PM
Arrintaasi dabiici ayay u badan tahay, in qooraha bidix uu ka dheer yahay qooraha midig, horay ayaa looga jawaabay su'aashaan ee halkaan ka akhriso:
Jawaabta 1-aad: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,4497.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,4497.0.html)
Jawaabta 2-aad: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,3313.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,3313.0.html)

Halkaan ka akhriso xanuunka ugu badan oo xaniinyaha kala wayneeyo: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,3852.msg11456.html#msg11456 (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,3852.msg11456.html#msg11456)