Somali Medical Forums
Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Awabdi on February 01, 2016, 02:43:30 PM
-
asc . idinkoo mahadsan waxaan rabaa in aan idin waydiiyo. dumarka marka ay uurka yar leeyihiin sida 2-4 bilood ee u horaysa galmada ma caadi haa si joogta ah
-
Galmada xilliga uurka, horay ayaa si faahfaahsan uga hadalnay ee ka akhriso halkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,1705.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,1705.0.html)