Somali Medical Forums
Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Sacada on February 01, 2016, 09:51:18 PM
-
Asc
Doctor waxan jecelahay in aad su aalahan noga jawabtid nogana faa idaysid cudarkan inshaa allah
1. Cyts overy ma la dawayn kara ?
2. Haddi mar la daweyo ma ku soo noqon kara mar labad qofki laga daweyay ?
3. Gabdh xanunkan cyst overy qabta isla markana labdeda overy ba ku leh cyts waliba ta left gu wayn tahay hadii laga daweyo hooyo mustaqbalka ma noqon karta ?
Mahad sanid
-
Horay ayaan uga hadalnay arrintaan ee ka akhriso labadaan qoraal:
1- http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,5656.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,5656.0.html)
2- http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,3126.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,3126.0.html)