Somali Medical Forums
Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Yuzra12 on February 02, 2016, 03:57:20 PM
-
Waxaa iga soo halaaway uur 6 wek ah kadib dhiiga caadada iimuusan dhiig ilmaha ku soo halaaway dhiig aan eheen iimusan iman kii cadada muusan imaanin mudo bil ah ayaa ka soo wareegatay intuusan ii imaanin hadadane mandhicirka ayaa aad ii xanuuna iyo dhabarka jawaab iga soo siiya
-
Caadada oo la waayo dilan kadib ama ilmaha oo kaa soo halaawo, waa arrin jirta, waxaana loo saariyaa jahwareer ku dahca hormoonaadka, fadlan akhriso waxa keeno in caadada ay wareerto ama aad wayso: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,2145.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,2145.0.html)