Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Raaqiya Sh on February 03, 2016, 09:45:52 AM

Title: Su'aal: Xanuun dhanka maqaarka ah?
Post by: Raaqiya Sh on February 03, 2016, 09:45:52 AM
Asc waxaan ahay memberka pagekan waxaan rabaa in la iga caawiyo xanuun dhanka maqaarka ah insha allah nabro ayaa oogada dhan igasoo baxay madax ayey ka bilawdeen markii hore jirka dhan waa iga fideen waa nabro cadcad oo aan lahyn wax dheecaan ah ama qoyaan ah marka xogdid gas ba kasoo yaacaya ama qolfo cadcad hadhawna qolofkale ayey sameynayaan jirka meshay ka ba'aan madaw bay inoqtay colour skin kii oo dhan wa iga dhumay cuncun bay leeyiihiin marmar wadnaha la iga qabta in mudo ahna wan qabaa ilaa 10sano meelahaas dhaqaatiirta way fahmi la'yihiin dhaqaatirta
Title: Re: Su'aal: Xanuun dhanka maqaarka ah?
Post by: SomaliDoc on February 15, 2016, 09:04:23 PM
Waxaan u malaynayaa xanuunkaaga inuu yahaya "Psoriasis" laakiin waxaan kugula talin lahaa in aad la xiriirtid dhakhtar cudurrada maqaarka maadaama lagu ogaado xanuunadaas aragti.