Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Altastar10 on February 04, 2016, 05:31:03 PM

Title: Su'aal: Waxa Dareemayaa Xanuun Xaga Xubinta Taranka?
Post by: Altastar10 on February 04, 2016, 05:31:03 PM
Asc WalaL Waxa Ahay Arday Jamaacad Dhigta Waxa Ahay Wali Doob Ama (Single) Marmarka Qaar Waxaa Isku Arkaa Xanunka Xaninta Ah Loobada Iga Imada Balse Iga Badan KaN Bidixda...

Marmarka Qaar Ayaaa Xanunka Dareemaa Asigoo Xaniintu I Gubanayso Lkn Waqti Yar Kadib Waa La I Daaayaaa Xanunkaas Waxa Uu I Yimadaa Kaliya Marka Uu Dareenkayga Saa'id U Koco Balse Waa 10% Oo Badanaa Isku Arko Lkn Waqtiga Uu I Qabto Waxa Dareema Xanun Badan.......
Marka Is Fiiriyana Wax Calamad Ah Iskuma Arko Sida
1 Barar
2 Baqaarka Oo Kala Boxo
3 Kulel Ama Qando IWM Ah
Balse Xanunka Kaliya Ayaaa Dareema Waxa Rabaa In La I Fahansiiyo Waxa Keenaa Iyo Waxa Uu Sababi Karo Barri Iyo Wxa
Aan U Baahanahay In Aan Hada Sameeyo.................. WABILLAAHI TOWFIIQ.....
Title: Re: Su'aal: Waxa Dareemayaa Xanuun Xaga Xubinta Taranka?
Post by: SomaliDoc on February 10, 2016, 02:32:04 PM
Xanuunka aad dareemayso wuxuu yimaadaa marka aad kacsato, sababtane ka akhriso halkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,3483.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,3483.0.html)
Horay ayaan uga jwaabnay arrintaan.