Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Saado Ilkacase on February 04, 2016, 05:47:40 PM

Title: Su'aal: Cusbo Carrureeddu Maxay tahay?
Post by: Saado Ilkacase on February 04, 2016, 05:47:40 PM




Assalaamu Calaykum

Dhammaan waan salaamayaa Dhaqaatiirta Forumkan.

Su'aasheydu waxay tahay, Waa maxay waxa ay Soomaalidu yidhaahdaan Cusbo Caruureedda oo inta badan carruurta saxaradu ku adkaato dabada laga geliyo. Haddii la isticmaalo ma dhibaato ayay u keeni kartaa Ilmaha yar iyo dadka waaweyn? Maxaa ka jira in carruurta ay jir ahaan adkeyso ?

Mahadsanid


Title: Re: Su'aal: Cusbo Carrureeddu Maxay tahay?
Post by: SomaliDoc on February 10, 2016, 02:34:26 PM
Akhriso jawaab aan ka bixinay arrintaan hadda ka hor: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,5613.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,5613.0.html)