Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Ayoze174 on February 05, 2016, 05:38:02 PM

Title: Su'aal: Waa maxay TMJ?
Post by: Ayoze174 on February 05, 2016, 05:38:02 PM
asc DR waxa rabaa in wax la iga sheego cudur la yiraahdo TMJ oo gala daanka waxuu sababaa xanuun bdn,  af qalooc, stress joogta ahiyo  tinta xitaa wuu daadiyaa
Title: Re: Su'aal: Waa maxay TMJ?
Post by: SomaliDoc on February 10, 2016, 02:50:04 PM
Ma jiro cudur la dhaho "TMJ".
TMJ waxaa loo soo gaabiyaya "Temporo-Mandibular-Joint oo ah kalagoyska daanka iyo qalka isku hayo.
Wuxuu dhakhtarka ka wadaa cillad ayaa kaa haysato halkaas waana sababta af-qallooca kuu keentay, qasab ma ahan in aad stress dareento ama tinta ay daadato.

Baaris malagaaga sameeyay meesha ku xanuunayso? Ma lagaa saaray raajo ama scan?
Fadlan haddii aad awood u heli karto in aad aragto dhakhtarka loo yaqaano "Maxillo-Facial Surgeon" la xiriir isagaa ku taqasusay dhibaatooyinkaas.