Somali Medical Forums
Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Iraado Macalin on February 06, 2016, 12:21:45 PM
-
asc Docs, waxaa i xanuuna Afka iyo cunaha hadii aan cuno raashinka qaar sida digirta, Masagada, Kaluunka iyo hilibka Geela, waan cunada ugu badan ee lagama maarmaan ka ah u ah caafimaadaka jirka dadkana waxey ii sheegeen in la dhaho xanuunkan umulow hadaba waa maxay umulo maxaase keena Daawo maleeyahay,
mahadsanidin
Jazaka-Allahu Kheiran dadaalkiina
-
Halkaan ka akhriso jawaabta su'aashaada: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,1092.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,1092.0.html)