Somali Medical Forums
Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Axmed Cali on February 06, 2016, 12:44:18 PM
-
Asc Dr salaan ka bacdi magacaygu waa Axmed waxaan jooga wadanka jarmalka mudo laga joogo sanad waxaa igu dhacay gaastari kabacdi waxa i cadaaday dibnaha inta dhexe ilaa iminka imay bogsan oo diir salba oo soo fuulaaba wuu kadhacayaa oo waxay noqonaysaa casaan bilaa diira
waxaan utagay dhakhatiir inkastoy isoo siiyen dhiiqo hadana waxba iimay tarin fadlan maxaad umalaynaysaa inuu iga hayo dibinta
maalintii 2jeer ayuu diir soo fuulaya hadana wuu dhacayaa
-
Fadlan halkaan ka akhriso waxa dibnaha sidaa ka dhigo: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,5366.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,5366.0.html)