Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Boojo on February 06, 2016, 11:08:20 PM

Title: Su'aal: cuncun dhanka dabada ah?
Post by: Boojo on February 06, 2016, 11:08:20 PM
aad ayan idin salamayaa markahore, intaas kadib wallalayan waxan isku arkay in muda ah oo hada laga jogo 2sano cuncun dhanka dabada ah iyo dhiig so raacayo saxarada, marka maxaa keeno? . mahadsanidiin
Title: Re: Su'aal: cuncun dhanka dabada ah?
Post by: SomaliDoc on February 12, 2016, 08:04:57 PM
Waxay noqon kartaa gooryaan caloosha ama dabada ah, waxay kaloo noqon kartaa baabasiir ama futo dillaac.
Fadlan la xiriir dhakhtar si loo ogaado cillada ay tahay.
Akhriso gooryaanka cuncunka wato: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,4410.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,4410.0.html)
Akhriso baabasiirka: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,891.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,891.0.html)
Akhriso futo dillaaca: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,891.msg3181.html#msg3181 (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,891.msg3181.html#msg3181)