Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Umu caaisha on February 09, 2016, 11:46:06 AM

Title: Su'aal: Uurjiifka wiilka ama gabadha ah ma la kala fahmi karaa?
Post by: Umu caaisha on February 09, 2016, 11:46:06 AM
Asc salaan kadib dr waan kusalaamakusalaama .laba su.su.aal iga jaahil bixi..waxan maqlaa wax layiraa .....isgudubsi...oo ah naagta hadee gabar dhasho ee  uur hadana qaado ee culees iyo calool weyn. Leedahay  lugaha ee cuslaadan. .waxawaxay dadka qaar yiraadaan ...isgudubsi. ...aa wadaa .maadaama aad gabar horay u dhdhashay hada wiil aa sidaaa? ....su.su.aasheeda labaad. .... maamoyinka wexee dhahaan naagta hadee ayadoo uur leh. .ee hurdo badantahay wexe dhaleee gabar. .foosha gabar iyo wiil wee kale kululyihiin oo wiilka gabadha waa ka fool kululyahay ;D
Title: Re: Su'aal: Uurjiifka wiilka ama gabadha ah ma la kala fahmi karaa?
Post by: SomaliDoc on February 14, 2016, 02:20:18 PM
(http://somalidoc.com/Topics/uurjiifjinsi.png)


Hooyo kasta way jeceshahay in ay ogaato waxa uurka ugu jiro, sidaas awgeed waxyaabo badan oo khuraafaat ah ayay hooyooyinku iska dhaadhiciyaan, qaar badan oo ka mid ahne waxay noqdaan waxyaabo la aaminsan yahay, mana ahan waxyaabo noo gaar ah anaga, oo aduunka meel walba, way ka jiraan khuraafaatka noocaan ah.
Waxyaabaha ugu badan ee la aamisan yahay waxaa ka mid ah sida aad tilmaantayba:

Intaas waa inta ugu badan, waxaa jiro waxyaabo kale oo tiro badan waxaa ka mid ah, haddii ay hooyadu laabjeex ku waalato xilliga uurka in ay dhalin doonto cunug timo badan leh iyo kuwa kalaba.
Akhristow, maxaa kaloo khuraafaat ama caado dhaqameed ayaa maqashay oo ay hooyada uurka leh aamisan tahay oo aan halkaan ku xusin.

Akhriso qoraal ku saabsan wallaca: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,200.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,200.0.html)
Akhriso qoraal ku saabsan Jamashada Uurka: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,2602.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,2602.0.html)

Haddii aad su'aalo caafimaad ah qabtid iigu soo dir halkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php/board,31.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/board,31.0.html)
http://somalidoc.com (http://somalidoc.com)