Somali Medical Forums
Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Daljir on February 10, 2016, 01:52:18 AM
-
Asc aad baan uga mahadcelinaya Dhakhaatiirta fursada qaaliga ah nasiiyay intaas kadib
Waxaan jeclan lahaa inaan helo su,Sashan jawaabteda
1 mudo kudhow 10 Sano waxaa isbadal kudhacay bishimahayga waxaana igusoo biiray in qolof ama jeedhadh ka kacayso bishimahayga wax xanuuna iguma hayo balse waxaa isbadalay muqaalka bishimaha oo aad uguduutay markastana 2 ama maalin kadib kasta way igu dhacaysa dhakhtar baadhi taan quman igu sameeya Wali matigin maxaa sababi Kara arintas
-
Dhibaatadaan horay ayaan uga hadalnay ee ka akhriso halkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,5366.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,5366.0.html)
Markaa akhrisatid ka dib, haddii aad faahfaahin dheeraad ah u baahan tahay, halkaan ku soo waydii.