Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Same-gaas on February 12, 2016, 06:17:50 AM

Title: Su'aal: Ilmo indhaha ka qubanaysa?
Post by: Same-gaas on February 12, 2016, 06:17:50 AM
Asc dr waan ku salaamay dr waxaan qabaa su'aal caafimaad taas oo ah "illin iga qubanaysa indhaha"
Waxayna iga timaada illintaasi waqtiyada aan lulmoodo oo kale oo aan hamaansado ama aan caajis dareemo,hadii aan qoslo mararka qaar wey iga soo yaacdaa waxaana noqdaa sida qof OOYAYA oo kale hadii dabayl yar ama neecaawina ay iiga dhacdo waa lamid oo waan ka ilmeeya.
Handana mararka qaar waxaan moodaya in ay isha wax iiga jiraan waxa dhaqtara oo aan kala xiriiray ama dawo indhood oo aan isticmaalayna ma jirto.
Waxaana jirtay waqti isha dhexdeeda qaybta cad uu iga soo baxay nabar fin ah hase ahaate aanan isticmaalin wax dawo ah.



           Mahadsanid
Title: Re: Su'aal: Ilmo indhaha ka qubanaysa?
Post by: SomaliDoc on February 17, 2016, 03:30:07 PM
Su'aasha waxaan uga jawaabnay halkaan ee akhriso: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=3898.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=3898.0)