Somali Medical Forums
Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Yo Omar on February 12, 2016, 12:34:15 PM
-
Asc dr aadbaad ku salamayaa
Aadna waad u mahadsan tahay alla hakaa jazaai siiyo caawinta aad caawinayso
Dadkaaga waxan kaa codsan lahaa
In aad iiga jawaabto suaadhaydan oo ah
Waxan i haysata mushkilad xaga dibnaha ah oo i jajabaysay in mudo ah kadib diktoorkan u tagay wuxu i dhahay waxba kuma hayaan
Dawo yar buu isoo qoray oo ay ku jirto tetracycline eye ointment 1%
Kadib markan ula tagay pharmacygii si aan uga gato dawadii wuxu igu khalday oo isiiyay tetracycline skin ah 3% na ah kadib hal habeen markan mar saday ayaan arkay in ay khaldan tahay waxanay igaga tagtay side effect kaaso ah inay diirkii sare iga qaaday markay dibintu qalashana ay yeelato colour yellow ah oo ah kii dawadaa
Markastana way socoto oo diir kasta wuu dhaca week kasta mid jilicsan ba soo baxa oo an iska difaaci karin hawada kadib hadan wax mariyo sida vaseline oo kle si aan uga ilaliyo qalaylka waxay noqobaysaa colour white ah dhawr shaybaadhna waan maray negative baad tahy bay dheheen dhigaga iyo wax wlba marka dr bal maxan sameya ee ila gudboon wsc dr
-
Ninka pharmacist-ha wuu saxan yahay, maxaa yeelay tetracycline eye ointment, waxaa loogu talagalay indhaha kaliya, wuxuuna kuugu badalay kii maqaarka.
Midda kale ka akhriso halkaan qoraal ku saabsan arrintaan: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,5366.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,5366.0.html)