Somali Medical Forums
Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Lajecley on February 15, 2016, 04:28:58 PM
-
Asc waan idin salamay dhamaan dhaqatiirta salaan kadib su aasha aan qawo waxa weeye uur lee yahay waxaa isku arkaa. Oon badan Haddaan biyo cabin waxaa dareemaa dhuunta i qalaleyso lalabo aa dareemaa markaa habenkii xataa seddex ama ka badan aa u soo kacaa haddii aa meel aadayo xataa waa u qaataa biyaha dhaqtarka waa weydiiyay waxaay igu dhaheyn caadi waaye saan ma aheyn awal marka uurka yeeshay Aaa isku arkay ????????????
-
Uurka wuu leeyahay oon, waxayna ka timaadaa baahida jirkaaga u qabo biyaha oo aad u badan, maadaama biyahii aad cabtid lagu la qeybsanayo.
Waxaa kaloo keeni karo in cadaadiskaaga dhiig uu dhacsan yahay, tanoo xilliga uurka badan, qofkane u baahan yahay inuu biyo badan cabo.
Haddii aad leedahay kaadi badan oo kuu dheer oonka, iska baar sonkorowga xilliga uurka.
Akhriso waxa uu yahay Sonkorowga Uurka: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,1842.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,1842.0.html)