Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Zeynab on February 16, 2016, 09:54:43 AM

Title: Su'aal: In mudda ah ayaa waxa i xanunaya lugta bidix?
Post by: Zeynab on February 16, 2016, 09:54:43 AM
Asc wr wb bacda salam waxan raba in aan idiin weydiyo su'aal  in mudda ah ayaa waxa i xanunaya lugta bidix cirribta marka hurdada kaso toso dhukka ma dhigi karin hadi dhagax uar ah aan cirtibta ku istago wey i xanuuni jirtay  hada xanunki hire wan ka roonhy lakiin wili xanuunka wuu i haayaa. Mar marna waxa i xanuna neerfaha xanunka nerfaha haduu zaaid igu naqdana isha middig ayaa gudaha iga xanunta  lakin ayamahy nerfo xanun jogta aya i hayo iyo qoor xanun. Waa maxay sababta? wax an idinka codsanaya inaad iiga soo jawaabtaan. Mahadsaniin
Title: Re: Su'aal: In mudda ah ayaa waxa i xanunaya lugta bidix?
Post by: SomaliDoc on February 18, 2016, 03:56:02 PM
In xanuunka uu neerfo yahay in la hubiyo ayaa habboon marka hore.
Midda kale bal fikrad ka qaado waxa neerfe laga wado: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,5549.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,5549.0.html)

Midda ku saabsan cirib xanuunka, horay ayaan uga hadalnay ee halkaan ka akhriso: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,3429.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,3429.0.html)

Fadlan la xiriir dhakhtar si loo ogaado xanuunkaan aad dhinaca ka dareemaysid waxa uu yahay.
Title: Re: Su'aal: In mudda ah ayaa waxa i xanunaya lugta bidix?
Post by: Zeynab on February 20, 2016, 10:42:00 PM
Aad iyo aad ayaad u mahadsantihiin