Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Sabrie on February 17, 2016, 07:20:52 PM

Title: Su'aal: Maxaa keeno nabraha caruurta madaxa uga so baxo?
Post by: Sabrie on February 17, 2016, 07:20:52 PM
ASC bahda caafimaadka ee isku howshay sidey bulshadooda waxay sobarten sidey ugu tabarucan
SLN kadin maxaa keenno in caruurta qaar ay madaxa nabro uga sobaxan sideese loo daweyaa laba mar ayan hosbital geyey marna daawoyin ayey so qoren ayagoo dhahayo burukiito ayaa kulel kugashay dawoyinkii kadib dib ayey hadane uga sobaxen
mar labad ayaa hosbital kale geeyey waxayna ishegen inuu dhiiga egfashin kaga jiro sidaas dartedna lajiifiyo filimbo iyo boomatoyin ayey usoo qoraan haday restan dib ayey hadane uga soo baxaan mrk dhaqtar maxa sababo inay dib uga sobaxaan maxaase lagula tacali karaa mahadsanid.
Title: Re: Su'aal: Maxaa keeno nabraha caruurta madaxa uga so baxo?
Post by: SomaliDoc on February 19, 2016, 04:07:28 PM
Nabraha madaxa ka soo baxo way kala duwan yihiin, waxaan kugula talin lahaa in cunuga aad tusiso dhakhtar maqaar.
Daaweyntu waxay ku xiran tahay xanuunka keenay nabaraha aad tilmaamayso.