Somali Medical Forums
Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Shukri Cise on February 18, 2016, 11:32:12 PM
-
Asc Dr wad kumahadsan tahay shaqada ad noo hayso. Waxan rabaa inaad wax iiga sheegto xanunka muruq bood boodaya ama dhaqdhaqaaqaya maxaa keena
-
Qoraalkaan horay ayaan uga hadalnay ee halkaan ka akhriso: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,5666.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,5666.0.html)
-
Waa mahadsan tahay Dr M. dubaaxin maaha waa xanuun aad udaran oo qabanaya dhabarka ilaa margiyada oo jiif iyo joogba udiiday maamo uu qabtay oo xataa kaar jabin ayna waxba katarayn adoo aad umahadsan ditoore maxad kula talinaysaa
-
Haddii ay saas tahay, waa in qofkaas laga baaro lafdhabarta, waxay u badan tahay cillad neerfo oo ka dhalatay cadaadis lafdhabarta ka yimid.