Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Abubakar ali on February 19, 2016, 01:55:00 AM

Title: Su'aal: Marwalbo ama maalin walbo waan sigeestaa?
Post by: Abubakar ali on February 19, 2016, 01:55:00 AM
Asc su.aal ayaan qabaa oo ah marwalbo ama maalin walbo waan sigeestaa adi maalinkiiba 3 jeer aniga dhan jawigaa iga qasan dhakhtariow eee talo isii sidaan iskaga jojiyaa sigada .xaasna ma lihi dhalinyo aan ahay ?
Title: Re: Su'aal: Marwalbo ama maalin walbo waan sigeestaa?
Post by: SomaliDoc on February 25, 2016, 01:13:26 PM
Taladaada ka akhriso qoraalkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,2209.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,2209.0.html)