Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Axmed Kanadi on February 19, 2016, 08:37:38 AM

Title: Su'aal: Waxaan isku arkay miisan madaxa iga saaran?
Post by: Axmed Kanadi on February 19, 2016, 08:37:38 AM
Asc dhakhatiirta sharafta Aad baan idiin salaamaya dhaman waxan raba in aad iga cawisan xanuunkan aan isku arkay l waxan mararka qaar isku arkaa culeys madaxa iga saran iyo mergiyada oo i giigsama dawakhad farabadan xanuunkan markii aanmsanad isku dareemah waxaan u tagay markii danbe dakhtar neurologist ah waxa uu i qoray daawoyin ay ka mid yihin respidone oo aan qadanayay bil ka bacdi aan ku arkay side effect fara badan oo ay kanmid ahayen qoorta oo i qaloocsantay kabacdi marki danbe ku noqday dakhtarka una shegay waxyelada dawada kadib igu soo badalay dawo kale oo side effect badan lahayn lana yidhaah Olyzapine
Waxan isaga yara daremay in aan sidi ka so.yara ficnaday hadana igu so noqday xanunkii mudo ka bacdi markaan joojiyay daawadii
Dr waxyaabaha ugu badan aan dareemo waxa ka mida
1.culeys madaxa iga saaran dhinaca basada xigta ee dhexda
2.wareer faro badan indhaha oo aana wax ka arkayn
3.baqdin walwal faro badan awood daro iyo daal murqaha ah
4.feejignaan faro badan (Alertness)
5.margiyada oo i giigsama
6.miyir doorsomid
7.cadho farabadan
Dictor waxaan raba in aad iga cawiso iga waranto xanuunka noocan ah? Aad bad u mahadsantay?
Title: Re: Su'aal: Waxaan isku arkay miisan madaxa iga saaran?
Post by: SomaliDoc on February 25, 2016, 02:55:10 PM
Cilladaan waxaa loo yaqaanaa "Generalized Anxiety Disorder", ka akhriso halkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,5901.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,5901.0.html)