Somali Medical Forums
Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Madruud on February 21, 2016, 05:22:29 PM
-
asc dhaman dhaqaatiirta, waadna ku mahadsantihiin shaqada fiican ee bulshada soomaaliyeed u heysiin.
su: in muddo ah waxa iga fog ma sixi karo tusaale ahaan markii aan sabuuradda cashir aan ka qoranaayo waa inaan u soo dhawaadaa hadii aan ka fogaado xarfaha kalama saari karo, maxaa keeni kara dhibaatadaas,
-
Fadlan akhriso qoraalkaan oo la xiriir dhakhtar indho si lagaaga cabiro aragga: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,962.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,962.0.html)