Somali Medical Forums
Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Jaalle Siyaad on February 23, 2016, 10:05:46 AM
-
salan ka dib.
su'asheyda waxe tahay waxan ahay qof dhalin yaro ah da'da 20,25 inta u dhaheyso miisaankeyga wa 78kg waxan kaliya aad u dhibsaday waxe tahay buurnida naasaheyga ayaad mooda in ey yihin gabar hada so baxeyso oo kale taasi cuqdad nafsaani ah ayan ku qabaa sababto ah guriga markan joogo ma is feero qaawin kari sido kale dhalin yarada xafada ila dagan bashaaal dhanka xeeebta lama adi kari tan kale buurnida nasaheyga waxan isku arkay mudo toban sano ah dhibkaaas aya i heesto walal hadi uu jiro dhakhtar qaabilsan arintan ama waxaad igu talin lahedeen
mahadsanidin
-
Fadlan akhriso qoraal aan kaga hadalnay cilladaan: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,5855.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,5855.0.html)