Somali Medical Forums
Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Mohamed saxane on February 23, 2016, 12:07:34 PM
-
Waad mahadsan tihiin dhaqtarka bahda Somali doc
Waxan doonayaa in aad wax iiga iftiimisaan
Waxa uu yahay testosterone raga?
Muxuu u taraa raga?
Haduu yaraado maxaa dhacaya?
Haduu badan yahay maxaa faaiido ah?
Sidee loo kordhiyaa?
Cuntadee uu ku badan yahay?
Wabillahi towfiiq.
-
Qoraal aan ka jawaabayno su'aalahaas ka akhriso halkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,5810.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,5810.0.html)