Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Cali Yusuf on February 24, 2016, 11:32:24 AM

Title: Su'aal: See loola tacaalaa qof ku sumooday sunta jiirka?
Post by: Cali Yusuf on February 24, 2016, 11:32:24 AM
asc waa idin salaamay dhakhaatiirta sharafta leh. see loola tacaalaa qof ku sumooday sunta jiirka ee laga keenay kenya
Title: Re: Su'aal: See loola tacaalaa qof ku sumooday sunta jiirka?
Post by: SomaliDoc on March 02, 2016, 12:53:13 PM
Sunta jiirka badanaa waxaa ku jirto maaddo loo yaqaano "organophosphate" oo halis ah hadduu qofka cuno.
Wuxuu qofka galayaa xaalad emergency ah, waxaana jirto qaab loo daaweeyo iyadoo la adeegsanayo daawo loo yaqaano "Atropine".
Waxaa xaaladaas la dhahaa "Organophosphate Poisoning", Fadlan qofka isla markibia isbitaal wayn hala geeyo oo daawadaas laga heli karo, ayna joogto dhakhaatiir aqoon u leh daaweynta xaaladaas.